Xabsigii uu ku xirnaa Nelson Mandela oo Habeenkii lagu seexanayo 250 kun oo Dollar

Dalka Koonfur Afrika waxaa lagu qabtay carwo weyn oo lagu kireynayay in la jiifto habeenkii xabsigii uu sanadaha badan ku xirnaa Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Nelson Mandela . Xabsigan uu ku xirnaa Mandela ayaa kuyaala jasiiradda Robben Island oo dhaw  magaalada Cape Town, waxaana halkii habeen xabsigan lagu seexanayaa lacag dhan 250-kun oo Dollar. … Continue reading Xabsigii uu ku xirnaa Nelson Mandela oo Habeenkii lagu seexanayo 250 kun oo Dollar